Daawo:-Wafti Ka Socda Shirkad Ganacsi Oo Laga Leeyahay Dalka Maraykanka Oo Gaadhay Magaalada Berbera,Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Oo Soo Dhaweeyey Iyo Ujeedada Socdaalkooda

0
20

Hargeysa(Saxilnews)Wafti balaadhan oo ka socda shirkad ganacsi oo laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa maanta socdaal ku tagey magaalada Berbera,waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=TX3iJl4tY2w

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here