Burco (Saxilnews):- Waxaa marba marka ka sii danbeysa aad u sii fidaya dadka uu xanuunka shubanbiyoodku soo ritey , waxaana dad daalo xanaankaasi lagu xakameynaayo wada xukuumada Somaliland iyo Haay’adda Bisha Cas
Haay’adda Bisha cas oo masuulyiinteedu ay warbaahinta kula hadleen magaalada Burco waxaa ay sheegen in ilaa hada xanuunka shuban biyoodku uu soo ritey dad ay tiradooda ku sheegeen (laba Kun Todoba Boqol Iyo Lix Iyo Sodon Qof ) 2736qof isla markaana 24 sacadood ee ugu danbeeyey waxaa la qaabilay 140 qof
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan