Warka Daawo:- “Somaliland Iyo Khaatumo Meel Hawga Soo Wada Jeestaan Bad-Baadinta Dadka Xanuunku Ku Dhacay” Dr. Cali Khaliif Galeydh By Abdisalaan Harir - April 6, 2017 0 27 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Buuhoodle (Saxilnews) Dr. Cali Khaliif Galeydh oo warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Buuhoodle ayaa soo jeediyay in si isku mida loogu wada gurmado dadka abaaraha iyo xanuunadu isugu darsameen ee reer Buuhoodle Halkan Ka Daawo