DAAWO;-SIYAASI ABGAAL OO SHEEGAY IN AAN LAGU KALSOONAAN KARIN MISHIINKA LAGU BAADHO CORONAVIRUS, FARIINA UDIRAY XUKUUMADA JSL.

0
19

HARGAYSA(S.X.N)- Siyaas Maxamed Jaamac Abgaal oo xilal kala Duwan kasoo qabtay xukuumadii Axmed Siilaanyo ayaa ka Dayriyay kalsoonida ay shacabku ku qabi karaan mishiinka lagu baadho dheecaada dadka laga baadhayo xanuunka coronavirus isagoo sheegay in xukuumadu qofkii dhintaba iska odhanayso waxaa dilay covid19 Sidoo kale siyaasi abgaal ayaa culimada aw diinta somaliland ku dhaliilay in ay gabeen kaalintii ay ku lahaayeen bulshada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here