Hargeysa (Saxil-News):- Wasiirka wasaarada Duulista iyo Hawda Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa kulankula qaatey wafti ka socda shirkada Duulimaadyada ee Turkish Airways .
Wasiirka ayaa sheegay in shirkadaasi ay dhawaan duulimaadyo ka bilaabi doonto madaaarka Hargeysa isla markaana ay waftigan ka wada hadlayeen arimo la xidhiidha sidii Duulimaadyadaas loo bilaabi lahaa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan