Nairobi (Saxil-News):- Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomalida ugucaansan ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga hadley nooca uu yahay urur diimeed dhawaan lagaga dhawaaqey dhulka Somalida isla markaana taageero looga muujiyey oo la magacbaxey Assadicuuna Bilxaq
Sidoo kale sheekha ayaa waxaa uu ka hadley mabaadiida ay urur diimeedkaasi aamisan yahiin iyo waxaa uu hadafkoodu yahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan