Hargeysa (Saxilnews):- Sheekh Ku nool magaalada Hargeysa isla markaana lagu magacaabo Sh.Yuusuf Nuuxayaa waxaa uu ka hor yimid isla markaana uu xaaran ku tilmaamay in masaajidada lagu tukiyo cod baahiyayaasha loo yaqaano Microphone salaadaha qaar
Sheekan ayaa Tusaale u soo qaatey Salaada la tukado wakhtiyada habeenkii xiliga danbe gaar ahaan salaada Loo Yaqaano Taajudka ama salaatul laysha oo uu sheegay in ay fiican tahay in masaajidu ay isticmaalaan Microphone gudaha masaajidka oo ay bakhtiyaan cod baahiyayaasha dibada si aaney u dhibinsan codkaas dheer dad xanuusanaya oo Masjidka la jaar ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=2r1HYLdKJZc