Daawo: Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Hablo Dhaqan-celis Ahaan Dalka Loo Keenay Oo Lagu Celiyey Qurbaha

0
20

Hargeysa (Saxilnews) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Hablo Dhaqan-celis ahaan loo keenay Hargeysa oo Dawladdu ku celisay Dalalka Reer Galbeedka oo Waalidiintooda markii hore ka soo kaxeeyeen.

Sheekh Aadan-Siiro waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Ahmiyadda ay leedahay in Qofka Muslimka ahi uu ka faa’iideysto Wakhtiga iyo Caafimaadka.

 Halkan Hoose Ka Daawo Khudbadda Sheekha Oo Dhamaystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here