Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo
ayaa waxaa uu saaka xafiiskiisa ku qaabilay shan safiir oo ka socdey dawladaha beesha caalamka kuwaas oo madaxweynaha ay ka wada hadleen abaaraha iyo arimaha doorashooyinka
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada kulankan Maanta