Hargeysa(Saxilnews)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa sheegay in shirka Beesha Biciido qabsoomayo isla markaana arrimaha uu u yimid ay ka mid tahay in uu xal u helo khilaafka soo kala dhex galay beesha ee salka ku haya in shirka la qabto doorashadda ka hor iyo doorashadda ka dib.
Halkan Hoose Ka Daawo:-