Hargeysa(Saxilnews) Midka mida sulaadinta reer Somaliland ayaa ka difaacay eedaymo loo jeediyay hogaamiyaha xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Axmed Maxamed Xasan (Bad-madaw) waxaa uu sheegay in aan maanta Gabiley aanay Muuse ku filaan Karin,sidoo kalena waxaa uu fariin isna u direy gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI
Halkan Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=BxfRTEV0WVM