Moqdisho (Saxilnews):- Raysal wasaaraha dalka Somaliya Muddane Xassan Cali Khayre oo maantakhudbad ka hor jeediyey baarlamaanka dalkaasi ayaa waxaa uu wacad ku maray in ay xukuumadiisu geed dheer iyo geed gaaban ba ku fuuli doonto sidii loo mideyn lahaa Somaliland iyo Somaliya
Sidoo kale Raysal wasaaraha ayaa waxaa uu sheegay in ay xukuumadiisu ka midho dhalin doonto wada hadalada Somaliland iyo Somaliya oo hada hakad ku jira
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan