Hargeysa (Saxilnews):- Mujaahid Cali Curi ayaa waxaa banaanka soo dhigay siro badan oo kusaabsan badhasaabka gobalka Togdheer oo uu ku sifeeyey in aanu istaahilin in uu madaxweyne Siilanyo u magacaabo gudoomiye Gobol balse uu istaahilo in uu maanta jeelka ku jiro
Sidoo kale Muj Cali Curi ayaa waxaa uu sheegay in magaca Badhasaab Ramaax yahay magaca dawlada Somaliya marka xaga danbe lagaga yimaado
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan