Boorama(Saxilnews) Gudoomiyaha xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi Ahna Musharaxa Madaxweyne oo maanta hawlo shaqo ku tagay gobolka Awdal Magaalo Madaxdiisa Boorama ayaa shacabka ugu qud-badeeyay amaro milatari hadii ay xukuumadiisu guuleysato
Halkan Ka Daawo