Hargaysa:-(saxilnews) Murashaxa Madaxweynaha xisbiga UCID, ayaa si diblomaasiyadeysan u weeraray guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, waxaana uu sheegay in shacabka reer Boorama iyo Muuse Biixi ba ay si fiican isu yaqaanaan isla mar ahaantaana aan la isu fasireyn.
https://youtu.be/btdOOyeJIa0