Borama(saxilnews.com)-Sheekh Aadan Xaaji maxamuud xiiray (Aadansiiro) oo kamida culimada reer somaliland ayaa deeq timir h u Wareejiyay gudida taakulayn dadkii roobabkii duufaata watay khasaaraha gaadhisiiye ee gobolada awdal iyo salal
Sheekh Aadansiira oo ku sugan magaalada borama kana wakiil ah xubno kamida qurba joog reer somaliland ayaa deeqdan wuxu ku wareejiyay gudida taakulaynta.
Halkanka daawo muuqaalka warkan