Hargeysa(saxilnews.com)-Maareeyihii Telefishanka Qaranka Somaliland Khadar Maxamed Cakule
ayaa waxaa uu ku gacan seydhay xil ka qaadistii uu shalay ku sameeyey wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guri Barwaaqo.
Khadar Maxamed Cakule ayaa sheegay in Wasiirku aanu xilka ka qaadi Karin maadama oo uu ku magacaaban yahay Digreeto Madaxweyne oo uu magacaabey madaxweyne Siilanyo isla markaana xilka lagaga qaadi karo digreeto Madaxweyne
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/l_WfbCO8IM8