Hargeysa(saxilnews.com)-Laanta Afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa ay Qabatey dood xiiso badan oo lagaga hadlaayey Isbedelada gobalka Geeska africa laga filan karo sanadka 2019 iyo isbedeladii 2018 dhacay
Sidoo kale Dood ayaa waxaa lagaga gadlayey qadiyada wada hadalada Somaliland iyo Somaliya waxaana doodan ka qeyb galaay saddex Masuul oo kala ah Maxamed Hussen Jaamac Raamboo Gudoomiyaha Xarunta Daraasaadka iyo Falaqeynta siyasada ee CPA , Cabdirashiid Khaliif Xaashi Agaasimaha Macadka Iyo Axmed Wali Sh Cumar Good oo ka faalooda arimaha Geeska Africa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan