Hargeysa(saxilnews.com)-Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu wasiirka wasaarada maaliyada ku eedeyey inuu jabiyey xeerarkii iyo sharciyadii dalkan u yaalay , kadib markii uu sameeyey cashuuro kordhin aanu awood u laheyn
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkaa Warkan