Hargeysa (Saxilnews):- Saddexda xisbi qaran ee Somaliland Ee Kulmiye , Waddani Iyo UCID oo mudooyinkii ugu danbeeyey lahaa Kulamo ay kaga tashanayaan sidii ay xal ugu heli lahayeen Saami qeybsiga Kursaata golaha wakiilada ayaa waxaa ay maanta go,aamo ka gaadheen Arintaasi