Hargeysa (Saxilnews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee WaddaniCabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxa uu fariin qalabka warbaahinta uu u mariyey madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo
Fariintan uu musharax Cabdiraxmaan Ciro diray ayaa waxaa ay tahay in xisbiga Waddani laga daayo cadaadiska ay xukuumadu ku hayso isagoo uu tusaale u soo qaatey falkii hogaamiye Xirsi lagaga hor istaagey cisbitalka Caynaba iyo isaga oo sidoo kale sheegay in calamadii xisbiga Waddabi ee sudhnaa magaalooyinka u dhaxeeya Berbera iyo Hargeysa la guray sababta oo ah madaxweyne Siilanyo oo Berbera ku sii socda
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=yb3GgGulVGI