London (Saxilnews) Orodyahanka caanka ah ee Moha Farah oo asal ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa si dareen taabasho leh uga Hadley abaaraha afaayey kumanaan qoys ayaa beesha caalmaka ugu baaqay in si deg dega loogu gurmado dadka abaaruhu Saameynta weyn ku yeesheen ee Reer Somaliland iyo Soomaaliyaba.
Waxaanu Sir Mo Farah uu xusay in uu lacago badan ku taageeri doono sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ba’an ee xadhkaha goostay.
Moha Farah waxaa uu yidhi “Waxaan bixin doonaa dhaqaale badan oo lagu tala-galey caruurta ay saameeyen abaaruhu ku sugan Somaliland iyo Soomaaliya iyo dunida inteeda kaleba”
Halkan Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=N1kc7STCn-w