Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland laga furay meherad
ay ka faa’ideysan doonan gadiidku isla markaana lagu iibin doono noocyada kala duwan ee saladiiha ay baabuurtu ku shaqeyso
Meheradan ayaa waxaa laga furay dhinca bari ee caasimada Hargeysa waxaana ay shirkadani wakiil ka tahay shirkad fadhigeedu yahay magaalada Dubai ee wadanka imaaradka carabta , waxaana ay siliidaha ay iibisaa ay noqdeen qaar tayadooda lagu reeyey .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan