Hargeysa(Saxilnews)Masuuliyiinta xisbiga WADDANI,Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland iyo bulshada caasimada Hargeysa ayaa ka hadlay Sicir Bararka dalka ka taagan oo sababay in saaka gabi ahaanba albaabada loo laabay dhamaan goobihii ganacsi ee suuqyada magaalada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=X_9lBIY_W2M