Hargeysa(Saxilnews) Masuuliyiinta shirkadaha adeegada Korontada bixiya ayaa golaha Wakiilada Somaliland maanta u gudbiyey cabasho ay ka qabaan wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo ay ku eedeeyeen inuu damacsan yahay inuu shirkado gaar ah Kooto ugu xidho adeega Laydhka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=7-hwJ3RQ_aA