Hargeysa(Saxilnews)Masuuliyiinta degmada Borama iyo taliska ciidanka Booliska gobolka Awdal ayaa ka hadlay shaqaaqo khasaare sababtay oo maanta ka dhacday magaalada Borama.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=VhRzbJFPcgs