Hargeysa (Saxilnews):- Dawlada Mareykanka ayaa waxaa uu wafti culus oo uu hogaaminaayo safiirkadalka Somaliya u fadhiya dalka Mareyanka u soo dirtey Somaliland
Waftigan ayaa waxaa ay maanta xarunta madaxtooyada Somaliland kula kulmay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici isla markaana ah ku siisimaha madaxweyne
Wasiirka arimaha dibada oo warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in ay tahay markii ugu horeysay ee uu safiirku Hargeysa yimaado , isla markaana uu kulamo la qaadan doono xisbiyada iyo ururada Bulshada
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan