Istanbul (Saxilnews):- Madaxweynihii hore ee Somaliya Muddane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uusi kulul uga Hadley xildhibaano beeshiisa ah oo la sheegay in magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay ka wadaan mooshin ka dhan ah madaxweyne Farmaajo
Muddane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu sheegay in xiligan Somaliya aaney u baahneen arimihaas oo uu ku sifeeyey mid curyaamineysa dalka Somaliya isla markaana waxaa uu ugu baaqay in ay arintaasi ka laabtaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=sDodkVT4BMc