Hargeysa (Saxilnews):- Wakhtigii uu madaxweyne Siilanyo ahaa mucaaridka ayaa waxaa uu aaduga soo hor jeeday in sahmin shidaal laga sameeyo dalka , waxaana uu wakhtiyadaas sheegay Muddane Siilanyo in dal aan la aqoonsaneen sharci aanay aheyn in shidaal baadhis laga sameeyo
Sidoo kale Madaxweyne Siilanyo waxaa uu sheegay in shirkadaha shidaalka baadhaya aanay jirin wax ay baadhayaan balse sunta iyo haadha Nuclear ka ay ku aasayaan meelaha ay qodayaan
Balse Maanta madaxweyne Siilanyo waxuu qabaa fikir ka duwan kaas uu qabey wakhtigii uu mucaaridka ahaa waxaana uu shalay daah furay in samin shidaal laga sameeyo gobalada Togdheer iyo Saraar
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=zMHUpb3NY_8