Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaauu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Haay’adda UNICEF
Waftigan ayaa waxaa ay u kuur galayeen xaalada abaaraha eek a taagan Somaliland isla markaana waxaa ay madaxweynaha ka wada hadaleen sidii la iskaga kaashan lahaa in dadkaasi abaaraha xun ku dhaceen wax loo qabto
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan