Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaawaxaa uu maanta warbaahinta ka sheegay shey uu waligii inta uu noola uu caan ku yahay .
Madaxweynaha oo la kulmay Saddexda hay’addood ee kala ah Hanti dhawrka guud ee qaranka , Xeer Ilaalinta qaranka iyo Komishanka Maamul wanaaga , waxaana uu sheegay in uu caan ku yahay Maamul wanaaga iyo naceybka xatooyada xoolaha umada
” Waxaan ahay Masuul caan ku ah cimrigii Maamul wanaaga iyo nacaybka xatooyada xoolaha umada ” ayuu yidhi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan