Boosaaso (Saxilnews):- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu ka hadley dagaalka mudooyinkii ugu danbeeyey ka soo noq noqonaayaey magaalada Gaalkacayo waxaana dagaalkaasi masuulyadiisa uu saaray dawlada Somaliya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=60iIClBQHus