Mid ka mid ah Cuqaasha Gobolka Sanaag ayaa waxa uu ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka jirta waqtigan iyo kaalinta xisbiga Kulmiye uu ka galay oo uu ku dhaliiley.
Dhanka kale Caaqilkan ayaa waxa uu madaxwaynaha somaliland ku dhaliilay in wasiirka Madaxtooyada aanu u dhiibin wasiirkii ku haboonaa ee booskaasi qaban lahaa.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=z4klw2Rq8KQ