Hargeysa(Saxilnews):-Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wafti uu hogaaminaayo ergayga gaarka ee qaramada midoobey u qaabilsan arimaha Somaliya Michael Keating.
Madaxwayne Siilaanyo ayaa waxa kulanka dhankiisa ku wehelinaayay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada, waxaana markii uu kulankaasi oo idlaadey warbaahinta si wada jir ah ula hadlay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire iyo ergayga qaramada midoobey u qaanilsan arimaha Somaliya Michael Keating.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka