Hargeysa(Saxilnews)Maayarka magaalada Burco ayaa ka hadlay socdaalkii waftigii Murrashax Cirro kaga soo noqdeen magaalada Burco, in dadkii deegaankiisu ay iskugu soo biyo shubteen xisbiga WADDANI iyo waliba guryihii Booliska Burco ku jireen ee la iibiyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=TKVkrThs36I