Hargeysa (SaxilNews):- Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco ayaa waxaa uu saakawarbaahinta la soo hor fadhiistey hadalo u muuqda qaar uu ku raali galinaayo Marwada madaxweyne Siilanyo Marwo Aamina Waris.
Maayarka ayaa waxaa uu difaacey sababta ay u baneeyen wado hor marta Hotel ay leedahay marwo Aamina Waris isla markaana waxaa uu maayarku sheegay in wadadaasi aan loo baneen Hotelka balse loo baneeyey Ciidanka Damdamiska
Sidoo kale Maayarka ayaa Marwo Amiina Waris Ka Difaacey Eedo uu sheegay in ay shalay uga yimaadeen siyaasi Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=SX4Qnm2orjM