Daawo:-Maamulka Puntland Oo Ku Dhawaaqey In Ay Buuhoodle Xukumaan , Kuna Hanjabey In Aaney Buuhoodle Ka Soo Degi Karin Diyaarad Aaney Ogolaansho Siin Iyagu

0
23

Garoowe (Saxilnews):- Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ayaa waxaa uu sheegay in magaaladaBuuhoodle ay xukunto maamulka Puntland isla markaana aaney madaarka magaaladaasi ka soo degi karin diyaarad ogolaansho ka heysanin maamulka Puntland .

 

Mr Camey oo dhalasho ahaan ka soo jeeda deeganada Buuhoodle ayaa waxaa hadalkiisani ku soo beegmi xili maalintii shalay aheyd Buuhoodle ka soo degeen wafti ka socda dalka Mareykan oo caawimo sidey isla markaana uu Cali Khaliif soo dhaweeyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=xrk9ySFXxf4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here