Hargeysa(Saxilnews)Maamulka gobolka Togdheer iyo masuuliyiinta wasaaradaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ayaa kulan ay maanta la qaateen maamulayaasha goobaha waxbarasho ee magaalada Burco waxay shaaqa ka qaadeen wakhtiga dib loo furayo goobahaasi waxbarasho.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=LfO0L3wh-Y0