Daawo:-Laba Qof Oo Kamid Ah Dadka Abaaruhu Saamaysay Oo Xunuuno Darteed Ugu Geeriyooday Degmada Gar-adag Ee Gobolka Sanaag  

0
22

Hargeysa(Saxilnews)-Laba qof oo kamid ah dadka ay abaartu saamaysay ee kusoo barakacay degmada Gar-adag ayaa xanuunada Shuban Biyoodka iyo Jadeecada ugu geeriyooday degmada Gar-adag kadib markii ay deegaankaasi ka dilaaceen xanuunadaasi.

Qoysaska abaartu saamaysay ee ku sugan degmada Gar-adag ayaa ka warbixiyey xaalada nololeed ee ay wakhti xaadirkan ku sugan yihiin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here