Meydka labo gabdhood oo Soomaali ah ayaa laga helay guri ku yaal magaalada Ottawa ee dalka Canada, iyadoo labadan gabdhood ay ahaayeen walaalo, Waxaana Dilkooda lagu Fuliyey TOOREY.
Booliska magaalada Ottawa ayaa sheegay inay qabteen dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen dilka, kuwaasoo baaritaano ku socdaan.
Gabdhaha la dilay ayaa lagu kala magacaabaa Nasiiba Cabdiraxmaan iyo Asma Cabdiraxmaan , waxaana Arintan Argagax ka qaaday Soomaalida ku dhaqan dalkaasi, Iyadoona Sanadihii la soo dhaafay dalka Canada lagu dilay dhalinyaro badan oo Soomaali ah.
Halkan Ka Daawo
https://www.youtube.com/watch?v=JZcpBtp9noI