Borama (Saxilnews):- Siyaasi Abgaal oo hore uga mid ahaa golaha wasiirada xukuumada Siilanyo ayaawaxaauu weedhihii iyo su,aalihii ugu cuslaa uu ku hurgufay Muuse Biixi iyo xisbiga Kulmiye .
Siyaasi Abgaal ayaa waxaa uu si gaar ah isku dul taagay ereyo uu Kulmiye ku faano oo ah 80 cod baanu dorashadii hore kaga tagnay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=P-IzmcJNkU8