Hargeysa(Saxilnews) Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay kulan lagaga hadlayey qorshaha horumarinta Somaliland shanta sanno ee Socota,kaas oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka