HARGAYSA(s.x.n)-Madaxwaynaha somaliland iyo madaxwaynaha maamulka muqdisho oo labaduba ka hadlay munaasibad 26juuun oo lagu kala qabtay hargaysa iyo muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qodobadii kasoo baxay shirkii jabuuti ee somaliland iyo somaliya
Sidoo kale farmaajo ayaa sheegay in madaxwayne biixi ogaaday in aanay somaliland socon karayn halka ayna soomaliyaka socon karayn somaliland la,aanteed
Dhanka kale biixi ayaa tafaasiil ka bixiyay qodobada kasoo baxay shirkii jabuuti gaar ahaan qodobka ishdexgalka oo bulshada somaliland siwayn uga cadhoodeen.’
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA LABADA MADAXWAYNE;