Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Ismaciil Hurre Buubaa ayaa waxaa uu maanta khudbad adag ka jeediyey
munaasibad uu xisbiga Waddani soo dhaweyn ugu sameynaayey Beelaha Baha-Duqsi ( Ciidagale) oo maanta cudooodii taageero ku biiriyey Waddani
Prof Buubaa ayaa sheegay in ay jiraan dad uu magacooda ku sheegay Jin dagaagay kuwaas oo uu xusay inta ay saddex qof meel isku soo ururiyaan ku sheega in halkaasi ay beeshu ku dhantahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=Rmzpf8WtLjw