Daawo:-” In Badan Baan Ka Gaws Adeegaayey In Aan Is Casilo , Balse Waxaan U Dul Qaadan Kari Waayey …” Gudoomiyihii La Dagaalanka Musuq Maasuqa Somaliland Oo Iscasilay

0
22

Hargeysa (Saxilnews):- Waxa goor danbe oo xalay aheyd ku dhawaaqey in uu is casilay gudoomiyihii ladagaalanka musuq maasuqa Somaliland Axmed Maxamuud Madar .

 

Gudoomiyaha ayaa sheegay in heerka musuq maasuqa Somaliland ka jira uu yahay mid xoogan isla markaana sababta ku kaliftey in uu is casilo ay tahay ka dib markii uu wada shaqeyn ka waayey xukuumada iyo golayaasha sharci dejinta .

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=ElUJoiB2rOk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here