Hargeysa(Saxilnews)Hogaanka dhaqanka ee gobolada Galbeedka Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi ayaa ka wada hadlay qaybinta kaadhadhka codbixiyaha oo la filayo in 20 bishan ay ka bilaabmayo gobolada Awdal iyo Salel,sidoo kalena waxay ka wada hadleen khilaaf soo kala dhex galay hogaanka dhaqanka ee gobolada galbeedka Somaliland.