Hargeysa (Saxilnews):- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaadhawaan wareysi dheer la yeedhay telefishanka HCTV gaar ahaan barnaamijka Cod Shacabka .
Hogaamiyaha ayaa wareysigiisan kaga hadley arimo mihiim ah oo ka mid yahiin guddi Mus-danbeed ah oo la sheegay in loo magacaabi doono kominshan doorashooyinka iyo wada hadalka maamulka Khaatumo ay la furtey xukuumada Somaliland .
Waxaa uu sheegay Xirsi Cali Xaaji Xassan in guddida Musdanbeedka ah ee la sheegay in loo sameynaayo kominshanka doorashooyinku ay tahay arin sharci daro isla markaana aaney aqbali doonin
Sidoo kale waxaa uu Xirsi xukuumada ku tageeray wada hadalka ay la furtey maamulka Khaatumo , waxaana uu ku baaqey in natiijo laga gaadho
Halkan Hoose Wareysigan Oo Dhameystiran
https://www.youtube.com/watch?v=m4Ag5FOiiYk