Hargeysa (SaxilNews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaciil Jirde iyo hogaamiyaha xisbigaasi muddane Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa ay farin u direen bulshada Somaliland iyo taagerayaasha xisbiga Waddani
Ugu horeyn Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde waxaa uu xubnaha golaha dhexe ugu hanbalyeeyey shirkii golaha dhexe ee xisbigaasi qabsadey oo uu sheegay in uu ku dhamaadey nidaam guul ah .
Sidoo kale hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu isna baaq qeylo dhaan ah oo ku saleysan abaaraha ka jira gobalada Bariga u diray Bulshada Somaliland iyo taageerayaasha xisbiga
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=sS-viYde6-U