Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa u walaacii ugu xumaa ka muujiyey in xisbigiisu uu cod ka heli doono gobalada Bariga Somaliland
Gudomiyaha ayaa waxaa uu arintaasi sabab uga dhigay in musharaxii madaxweyne iyo ku xigeenkiisiiba ay ka soo jeedan gobalada galbeedka Somaliand ee Gabilay Iyo Awdal
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan