Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha imtaxaanadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa waxaa
uu ka Hadley xanuunka shuban biyoodka ah ee ka dilaacay magaalada Burco kaas oo sabab u noqdey in fasax la galiyo iskuuladii xili imitaxaan lagu jiray
Gudoomiyaha ayaa sheegay in imtaxaanadaasi aaney aheyn ku shahaadiga ah balse imtaxanadii shahaadiga ah la bilaabi doono 01.07.2016 .
Sidoo kale gudoomiyaha ayaa waxaa uu cabasho ka muujiyey Facebook aanu isagu laheyn oo magaciisa lagu isticmaal isla markaana waxaaa dadka isticmaala ugu baaqay in ay alleh ka baqdaan oo ay iska xidhaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan